il-adaygid
(m.f.dh)

eeg il-adayg².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh il-adaygid

il-adayg [m.l]
Dhiirranaan iyo gabbasho la'aan uu qof leeyahay. ld il-adkaan.

il-adayg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax si cabsi iyo gabbasho la'aan ah ugu dhiirrasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg