il-kulul
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Il laga cabsado leh.

il-kulul
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

(jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh il-kulul

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg