ilaahcaabud
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

(dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaahcaabud

allacaabud [m.l]
ld ilaahcaabud.

allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.

ilaahcaabudid [m.dh]
(dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg