ilaahcaabudid
(m.dh)

(dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaahcaabudid

allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.

ilaahcaabud [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
(dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg