ilaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Wax indha-indheyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaalee

ilaaleyn [m.f.dh]
eeg ilaalee.

ilaal [m.l] (-llo, m.dh)
Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.

ilaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg