ilaaleyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax beylah ah meelo ka eegasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaaleyso

ilaaleysasho [m.f.dh]
eeg ilaaleyso. ld ilaaleysad, ilaaleysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg