ilaalo
(m.dh)

Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaalo

cawameer [m.dh] (-ro, m.l)
1. Nafley habeenkii wareegta. 2. Dhillo. 3. Cuntub gaar ah, ilaalo.

korjoog [m.l]
1. Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado. 2. Ilaalo.

ilaa [h]
I. ama i. iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. Tus. “I. (ama i. iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg