ilaysraac
(m.l)

1. Fal gaar ah oo ay dhirta qaarkeed samayso marka ilays ku dhaco. 2. I. ah: waxyaabaha ilaysku soo jiito.

ilaysraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ilays aadid (wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaysraac ↴

ilaysraacid [m.f.dh]
eeg ilaysraac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg