ilaysraacid
(m.f.dh)

eeg ilaysraac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaysraacid ↴

ilaysraac [m.l]
1. Fal gaar ah oo ay dhirta qaarkeed samayso marka ilays ku dhaco. 2. I. ah: waxyaabaha ilaysku soo jiito.

ilaysraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Ilays aadid (wax).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg