ilbaadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilbaadso

ilbaadsasho [m.f.dh]
eeg ilbaadso. ld ilbaadsad, ilbaadsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg