ilbalacle
(m.l)

ld ilgalacle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilbalacle

ilbalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ilgalaclee.

ilbalacleyn [m.dh]
ld ilgalacleyn.

ilbalacleys [m.l]
ld ilgalacleyn.

ilgalacle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

ilgalacleyn [m.f.dh]
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg