ilcad
(m.dh)

(c.nafl.) Nooc shimbiraha ka mid ah, midab bay ah leh, badanaaba ku nool guryaha iyo beeraha agtooda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilcad

gibilcad [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dadka midibkiisu cad yaha.

shiilcad [m.l]
(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg