ildaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax aad u liita ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ildaran

fildaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax foolxun ahaansho.

ildarnaan [m.f.dh]
eeg ildaran. ld ildar-naansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg