ildheer
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-raa, -rayd)

Wax rafaad ka muuqdo ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ildheer

ildheeraan [m.f.dh]
eeg ildheer. ld ildheeraansho, ildheeri.

ildheeraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ildheeraan.

ildheeri [m.dh]
1. Aragti-dheer ahaansho. 2. ld ildheeraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg