ilduuf
(m.l)

1. Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax). 2. Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.

ilduuf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

1. Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid. 2. Jidkii loo baahnaa ka habaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilduuf

hadaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dfay, -dafay; -dfi)
Wax ka ilduufid.

ilduufi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ilduuf dhaxalsiin.

ilduufid [m.f.dh]
eeg ilduuf².

ilduufin [m.f.dh]
eeg iduufi. ld ilduufis.

ilduufis [m.l]
ld ilduufin.

ilduufsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ilduufay ahaansho.

ilduufsanaan [m.f.dh]
eeg ilduufsan. ld ilduufsanaansho.

ilduufsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ilduufsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg