ilduufid
(m.f.dh)

eeg ilduuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilduufid

hadaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dfay, -dafay; -dfi)
Wax ka ilduufid.

ilduuf [m.l]
1. Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax). 2. Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.

ilduuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid. 2. Jidkii loo baahnaa ka habaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg