ileyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Cid il wax ku yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ileyso

bileyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.

hiileyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Dab iwm hiil ku shubasho.

ileysasho [m.f.dh]
eeg ileyso. ld ilaysad, ileysi.

miileyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg