ilfashaq
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Xishood, xil, yax-yax.

ilfashaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Wax sameyntooda ka khajalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilfashaq

ilfashaqid [m.f.dh]
eeg ilfashaq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg