ilfashaqid
(m.f.dh)

eeg ilfashaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilfashaqid

ilfashaq [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Xishood, xil, yax-yax.

ilfashaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax sameyntooda ka khajalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg