ilgaal
(m.l)

1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno. 2. (bot.) Miraha ilgaalka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgaal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg