ilgal
(m.l)

1. Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod. 2. I. ah: qof firfircoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgal

cimilgal [m.l]
1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.

cimilgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; geli)
U c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.

ilbalacle [m.l]
ld ilgalacle.

ilbalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ilgalaclee.

ilbalacleyn [m.dh]
ld ilgalacleyn.

ilbalacleys [m.l]
ld ilgalacleyn.

ilgalacle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

ilgalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.

ilgalacleyn [m.f.dh]
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg