ilgalaclee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgalaclee

ilbalaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld ilgalaclee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg