ilgalacleys
(m.l)

ld ilgalacleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgalacleys

ilgalacleyn [m.f.dh]
eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.

ilgalacle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg