ilgey
(m.dh)

Turub lacag lagu ciyaaro oo been lagu raabico.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgey

milgeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milgee.

milgeysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg milgeyso.

milgeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Shabaag milgo ka dhigasho. 2. Ceel miileysasho.

wilgeyn [m.dh]
ld wigleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg