ilgiir
(m.l)

Qof daymo kulul.

ilgiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Qof daymo kulul ku eegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgiir ↴

ilgiirid [m.dh]
1. Daymo kulul oo wax lagu eego. 2. eeg ilgiir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg