ilgiirid
(m.dh)

1. Daymo kulul oo wax lagu eego. 2. eeg ilgiir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilgiirid ↴

ilgiir [m.l]
Qof daymo kulul.

ilgiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof daymo kulul ku eegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg