ilhaami
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilhaami

ilhaamid [m.f.dh]
eeg ilhaan².

ilhaamin [m.f.dh]
eeg ilhaami.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg