ilhaan
(m.dh)

(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.

ilhaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay)

Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilhaan

ilhaami [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).

ilhaamid [m.f.dh]
eeg ilhaan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg