ilhel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-elay, -eshay)

Ka i.: wax la gaadayo fursad isagoo dagan u helid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilhel

ilhelid [m.f.dh]
eeg ilhel.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg