ilikuwareertay
(m.dh)

Xarriiqda soo koobta aragga ama la moodo in dhulka iyo cifku iska qabtaan. ld ilkuwareerto, ilwareerto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilikuwareertay

ilkuwareerto [m.dh]
ld ilikuwareertay.

ilwareerto [m.dh]
ld ilikuwareertay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg