ilkacaddayn
(m.f.dh)

eeg ilkacaddee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilkacaddayn

qosol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-slay, -soshay; -sli)
1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg