ilkacaddee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -daysay)

Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilkacaddee

ilkacaddayn [m.f.dh]
eeg ilkacaddee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg