ilkaddawaco
(m.dh)

(daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilkaddawaco

ilkow [m.l]
ld ilkaddawaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg