ilkayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Ilko yeelasho. 2. Meel la qabsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilkayso

ilkaysasho [m.f.dh]
eeg ilkayso. ld ilkaysad, ilkaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg