ilkow
(m.l)

ld ilkaddawaco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilkow

ilkaddawaco [m.dh]
(daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg