illa'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)

Wax hal il lahayn ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illa'

illa' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Wax hal il lahayn ah.

illa'aan [m.f.dh]
eeg illa'. ld illa'aansho.

illa'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld illa'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg