illaabid
(m.dh)

ld illoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illaabid

billaabid [m.dh]
ld bilaabid.

ciddillaabid [m.f.dh]
eeg ciddillaab².

hillaabid [m.dh]
ld hullaabid.

illoobid [m.f.dh]
eeg illow². ld illaawid, illaabid.

jillaabid [m.f.dh]
eeg jillaab². ld jillaab¹ (3).

niyasamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.

tillaabid [m.dh]
ld tallaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg