illaacayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay/-saday, -satay)

Cid il wax ku yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illaacayso

illaacaysasho [m.f.dh]
eeg illaacayso. ld illaacaysad, illaacaysi.

illaacaysnaan [m.f.dh]
eeg illaacayso. ld illaacaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg