illaaco
(m.dh)

Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illaaco

cawri [m.l]
1. Xin, kuuni. 2. Il, dhabato, illaaco, cawro.

illaacaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax illaaco ku dhacday ahaansho.

illaa [Erey Dareen | Exclamation]
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg