illaawid
(m.dh)

ld illoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illaawid

deenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.

dhegbas [m.l]
Isku illaawidda sheeko dhegeysigeeda la isku illaawo. ld dhegbasid.

dhegbas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ku dh.: sheeko dhegeysigeed isku illaawid.

hanfad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².

illoobid [m.f.dh]
eeg illow². ld illaawid, illaabid.

sahwi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay,-iday/-isay; -iyi)
1. Wax kala illaawid. 2. Feker dheer gelid (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg