illan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax kabo gashan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illan ↴
cayillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld cayilan.
cayillanaan [m.f.dh]
ld cayilnaan.
cayillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cayilnaan.
ciillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax ciil hayo ahaansho. 2. ld cillan.
ciillanaad [m.l]
ld cillanaad.
ciillanaan [m.dh]
1. eeg ciillan. 2. ld cillanaan. ld ciillanaansho.
ciillanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld Ciillanaan; cillanaan.
cillan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aan muqaan ahaansho. ld ciillan.
cillanaad [m.l]
Wax jira oo aan muqaalkooda la arag, lana taaban karin. ld ciillanaad.
cillanaan [m.f.dh]
eeg cillan. ld ciillanaan, ciillanaansho, cillanaansho.