illin
(m.l) (-mmo/-nno, m.dh)

Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.

illin
(m.dh)

1. (m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo. 2. ld illis. eeg illi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illin

dhillin [m.f.dh]
eeg dhilli. ld dhilqin, dhilqis.

dibkabe [m.l] (-bayaal, m.dh)
(nax.) Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. Tus. “Dukaanle baa illinka furay”.

diillin [m.dh] (-imo, m.l)
1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.

diillincaanood [m.dh]
Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.

hayaamiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xasharad xareedeeyaha u eg, duusha, oo la aaminsanyahay in ay cudur siddo. 2. ld hayoomiso, huyuumiso. Cudur hindhiso iyo illin badan leh oo laga qaado hayaamisada iwm; hinjibiso.

hiillin [m.dh]
ld hiilin.

hoor [m.l]
1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.

illintir [m.l]
Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg