illintir
(m.l)

Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiy.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illintir

illintirsi [m.dh]
Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg