illintirsi
(m.dh)

Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illintirsi

illintir [m.l]
Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiy.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg