illis
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

ld illin² (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illis

dhillis [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.

dhillisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.

dhillisasho [m.f.dh]
eeg dhilliso. ld dhiliqsad, dhiliqsasho, dhiliqsi, dhilqad, dhilqas

dhillisnaan [m.f.dh]
eeg dhillisan. ld dhiliq-sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.

dhillisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhillisnaan.

dhilliso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.

hiillis [m.l]
ld hiilin.

illin [m.dh]
1. (m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo. 2. ld illis. eeg illi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg