illoobid
(m.f.dh)

eeg illow². ld illaawid, illaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illoobid

dhilloobid [m.f.dh]
eeg dhillow.

halmaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Wax illoobid. ld hilmaan².

illaabid [m.dh]
ld illoobid.

illaawid [m.dh]
ld illoobid.

mushteeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Ka m.: illoobid. 2. Ka m.: gefid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg