illowsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illowsan

illowsanaan [m.f.dh]
eeg illowsan. ld illowsanaansho.

illowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld illowsanaan.

liqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg