illowse
(Xiriiriye | Conjunction)

Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh illowse

laakiin [Xiriiriye | Conjunction]
(nax.) Erey xiriiriya laba tixood oo ulajeeddooyinkoodu is diiddanyihiin; illowse, ha ahaatee, hase yeeshee. Tus. “Waxaan ku iri wax ma haysto, laakiin ima aadan rumaysan”. ld walaakiin.

illayse [Xiriiriye | Conjunction]
ld illowse.

illow [m.l]
Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.

illow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-laabay/-loobay, -lowday; -laawi/-loobi)
Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg