ilma-aayo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

ld ilma-habreed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilma-aayo

ilma-habreed [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Laba haween oo wada dheshay ilmahooda waxa ay isuyihiin. ld ilma-aayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg