ilma-abti
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin. 2. Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilma-abti

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg